Home Wararka Maanta Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaalkiisa Sool iyo Sanaag (Sawiro)

Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaalkiisa Sool iyo Sanaag (Sawiro)

1282

Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Maal gashiga Dowladda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo lahadlayey bulshaddii degmadda dhahar kusoo dhoweysay, ayaa  waxa uu shegay in dowladda federaalka  Soomaaliya uu u gudbin doono natiijada socdalkiisa.

 

Wasiir Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay u kuur galayeen xaaladda Nololeed ee ku sugan yihiin dadka  ku nool deegaano iyo Tuulooyin ka tirsan Sool iyo Sanaag, amniga iyo hormarka ka jira.